Thursday, April 24, 2025

DHAGEYSO: Dalal ay Itoobiya ka mid tahay oo wada qorshe ay kula wareegaan maamulka hawada Soomaaliya

Waxaa sii kordhaya walaaca weyn ee laga qabo in maamulka hawada Soomaaliya u gacangalo dowladaha deriska la ah Soomaaliya sida uu shaaciyay maareeyaha waaxda Duulista iyo Saadaasha hawada Soomaaliya C/waaxid Sheekh Cumar.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu ku sheegay inay dalal ay ka mid yihiin Itoobiya, India, Kenya iyo dalal kale ay soo jeediyeen inay la wareegaan maamulka hawada sare ee Soomaaliya oo dhibaatooyin badan ay ka sheegteen diyaaradaha isticmaala.

Arrintan ayaa looga hadlay shir dhowaan ka dhacay dalka India, waxaana uu sheegay in Hay;adii Q/midoobay ee dalka Kenya ka maamuleysay hawada sare ay ku fashilantay howshii ay waday.

Ad

Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa welwel ka muujiyay in qorshe lagula wareegayo maamulka hawada sare ee Soomaaliya la saxiixo xilligan kala guurka ah, loona gacan geliyo.

DHAGEYSO WAREYSIGA VOA-DA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON