Saturday, April 19, 2025

DHAGEYSO: C/weli Gaas oo si kulul u cambaareeyay xidhibaanada Nairobi ku dhisay Madasha Horeusocod

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qas-wadayaal ku tilmaamay Kutlad isbaheysi ah oo xildhibaano ka tirsan

Wuxuu sheegay inaan la aqbali karin Mucaaradnimo lagala hor yimaado Dowladda Madaxweyne Farmaajo ee curdanka ah, isagoo sheegay in dowladdu ay shaqeyneyso oo kaliya mudd Saddex bilood ah, isla markaana aysan suurta gal ahayn in xilligan la mucaarado.

C/weli Gaas ayaa khudbda uu ka jeediyay Magaalada Oslo ee dalka Norway ku sheegay inay mideysan yihiin Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada,  isla markaana ay si wadajir ah ugu hortegi doonaan cid walbo oo Mucaarad ah.

Ad

Xildhibaani gaaray ilaa 80 ayaa dhowaan magaalada Nairobi uga dhawaaqay isbaheysi Kutlad ah oo la magac baxay Horeusocod, kaasoo looga horjeedo dowladda madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON