Saturday, May 17, 2025

DHAGEYSO: Cudurdaarkii Wasiir Xoosh ka jeediyay Golaha Shacabka & Codkii loo qaaday

Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa cafis ka dalbaday xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii uu maanta hortegay.

Wasiirka ayaa sheegay inuu Baarlamaanka u aqoonsan yahay awoodda ugu sareysa dalka, isla markaana aanu ogeyn in warkii uu Twitter-ka ku soo qoray uu heerkan gaari doono.

“Haddaan ogaan lahaa in heerkaas na gaarsiinayo hadalkaas maba soo qori laheyn, walaalayaal waxaan idin dhihi lahaa haddii hadaladii aan qoray ay xanaf qaarkiin idiin keentay inaad raali ka noqotaan, ujeedkayga ma ahayn inaan baarlamaanka u gafo…” ayuu yiri Wasiir Xoosh.

Ad
C/raxmaan Xoosh Jibriil

DhAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON