Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa baaq kale u jeediyay dadka Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay inuu dib u soo laaban doono waqti kooban kadib, waxaana la socday xaaskiisa iyo qaar ka mida eheladiisa.
Baaq Xasan Sheek ayaa sheegay in Soomaaliyada cusub aysan u baahneyn khilaaf iyo is-qabsi, isagoo ugu baaqay in lala shaqeeyo dowladda cusub, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu duceeyay inuu abaarta Alle ka dulqaado.
Ad
HOOS KA DAAWO XASAN SHEEKH
Warar Xul ah