Sunday, May 26, 2024

Dhacdo Dil iyo Kufsi Naxdin leh oo ka dhacday Magaalada Gaalkacyo ee Puntland

Dhacdo naxdin leh oo si weyn la hadalhayo ayaa ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, qeynta raacsan maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay Isbitalaka Guud e magaalada Gaalkacyo ayaa lagu caddeyay in marxuum Cabdinaasir Yuusuf Jihaad wiil 11 sano jir ah inuu meyd ahaa, laguna arkay xarig qoorta looga Ceejiyay iyo in la kufsaday.

Wiilkan ayaa la waayay habeenkii Jimcaha xilli la sheegay inuu kasoo baxay guriga walaashiis, isagoo ku sii jeeday guriga eedadiis, balse qoyskiisa ay waayeen, waxaana shalay oo Sabti ah la helay meydka wiilkan oo la dhex galiyay jawaanka Dhuxush.

Ad

Ciidamada Booliska magaalada Gaalkacyo ayaa wada baarista kiiskan dilka iyo kufsiga ah isugu jira ee aan hore loo arag.

Gaalkacyo waxaa hoe uga dhacay falal dil iyo kufsi ah oo si weyn saameyn ugu yeeshay dadka Soomaalida ah, iyadoo kiiskan uu noqonayo mid ku cusub dadka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON