Saturday, May 17, 2025

DEGDEG: Weerar loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay Magaalada Paris & Qasaaraha

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday baabuur uu goor dhow ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Gaarigan ayaa la sheegay inuu toos u galay goob ay ku sugnaayeen askar iyo dad, halkaasoo ay ku dhaawacmeen lix qof.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in weerarka uu ka dhacay xaafadda Levallois-Perret, ee magaalada Paris. Ciidamada Booliska ayaa goobta xiray iyadoo baaritaan xoog leh uu ka soco caasimada Faransiiska.

Ad

Booliska Paris ayaa sheegay inay ku daba jiraan gaari nooca BMW ah oo weerarka fuliyay kaasoo baxsad ah iminka…

LA SOCO FAAHFAAHINTA..

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON