Monday, March 24, 2025

DEGDEG: Tahriibayaal laga soo celiyey Liibiya oo kasoo degay Magaalada Muqdisho

Waxaa goor dhoweyd Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka soo degay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo dowladda Soomaaliya kasoo qaaday dalka Liibiya.

Tiradda tahriibayaasha ayaa gaaraya 11, waxaana la sheegay inay laga soo badbaadiyey Ma-gafayaasha dalka Liibiya oo heystay muddo laba sanadood ah, waxaana loo geystay  tacadi kala duwan oo ay ku jirto in la kala iibsaday.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu horkacayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonto soo deynta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka Caalamka

Ad

Mid ka mid ah Maxaabiista Waxa uu sheegay inuu kaga mahadcelinaayo dowladda Soomaaliya inay ka shaqeyso sidii xabsiyada Libya iyo magafayaasha looga sii dayn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON