Saturday, May 17, 2025

DEGDEG: Sheekh Mukhtaar Roobow oo Warbaahinta la hadli doona

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow  uu goor dhow saxaafadda la hadai doona.

Waxaa socda qabanqaabada shirka jaraa’id ee lagu wado inuu kasoo muuqdo Sheekh Mukhtaar Roobow oo dhowaan isu dhiibay dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Warar hoose ayaa sheegaya in Sheekh Roobow oo caddeyn doono mowqifkiisa iyo sida uu uga horjeedo falalka Alshabaab, iyadoo aan la ogeyn inuu cafis weydiisan doono shacabka iyo inkale, taasoo laga dalbaday inuu sameeyo.

Ad

La soco faahfaahinta…

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON