Saturday, April 19, 2025

Sacuudiga & Dalal kale oo shaaciyey inay Berri tahay Maalinta koowaad ee Ramadaanka

Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay in Berri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan 1441H.

Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa shaacisay inay sugnaatay dhalashada Bisha barakeysan ee Ramadaan, sidaas darteedna uu maalinta Berri oo ku beegan 24-ka April ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

Sidoo kale waxaa inay Berri Sooon tahay ku dhawaaqay dalalka Imaaraadka Carabta, Qatar, Kuwait iyo dalal kale.

Ad

Dhinaca kale dalka Cumaan ayaa sheegay in Berri ay u tahay 30-ka Shacbaan, Ramadaankuna u bilaabanayo Maalinta Sabtida ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON