Saturday, April 26, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Kismaayo & wararkii ugu danbeeyay..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Qaraxa oo si weyn u ruxay magaalada ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Saldhigga Booliska magaalada Kismaayo, iyadoo xaaladu aysan weli kala caddeyn, waxaana goobta xiray ciidamada amniga.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu geystay qof is-miidaamiye ah isagoo beegsaaday Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Ad

HALKAN KA AKHRISO FAAHFAAHINTA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON