Sunday, May 25, 2025

DEGDEG: Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay toogasho ka dhacday bannaanka Safaaradda sida weyn loo ilaaliyo ee Mareykanka ku leeyahay magaalada Nairobi dalka Kenya.

Waxaa la sheegay inuu ilaalada Safaaradda weerar ku qaaday nin ku hubeysnaa Mindi, taasoo keentay in askarta ilaalada safaaradda ay toogasho ku dilaan ninkaasi.

ninladilayninladilayWaxaa la arkayay nin dhiig badan ka baxay oo yaala albaabka safaaradda Mareykanka, kaaoso ay toogteen ciidamada, iyagoo sheegay inuu Toorey ku soo weeraray ilaalada safaaradda.

Ad

Ma jiro ilaa hadda war ka soo baxay saraakiisha safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON