Thursday, April 24, 2025

DEGDEG: Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo shir jaraa’id ku qabtay Nairobi

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa shir jaraa’id oo wadajir ah ku qabtay goor dhow oo galabta ah guriga madaxtooyada (State House) ee magaalada Nairobi.

Labada madaxweyne ayaa ka hadlay wixii ka soo baxay wadahadal dheer oo laba maalmood u socday, iyagoo ku heshiiyay qodobo dhowr ah oo labada dal xiriirkooda quseeya.

Labada dal ayaa ku heshiiyay in la fududeeyo isu socodka dadka safraya ee labada dal iyadoo guddi loo saaray in gebi ahaanba la qaado baritaankii rakaabka ka yimaada Soomaaliya mari jireen.

Ad

Arrimaha Qaxootiga iyo dib u celintooda oo ahayd qodobka ugu adag ee labada dhinac hor yaalay ayaa la isla gartay inaan qaxootiga lagu celin qasab.

SAWIRRO

Hassan-Uhuru02

- Advertisement -

Hassan-Uhuru01

Hassan-Uhuru02

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON