Friday, May 16, 2025

DEGDEG: Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo Xiriirka u jaray Dowladda Federaalka Soomaaliya

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada dalka ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ay xiriirka u jareen dowladda federaalka Soomaaliya.

Sida laga helayo ilo ku sugan magaalada Kismaayo Go’aankan ayaa ka mida war-murtiyeed goor dhow soo bixi doona oo laga soo saaray shirkii 4-ta maalmood magaalada Kismaayo uga socday shanta madaxweyne ee maamul Goboleeydada dalka.

Madaxda maamul Goboleedyada Jubbaland, Puntland, K/Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa go’aansaday inay joojiyaan wada-shaqeyntii kala dhaxeysay dowladda Federaalka tan iyo inta ay ka fulineyso heshiisyadii hore u dhex maray labada dhinac.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA MADAXDA MAAMUL GOBOLEEDYADA

AKHRISO: War-Murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Kismaayo ee Madaxda Dowlad Goboleedyada [Xiriirkii oo la hakiyey]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON