Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Gamudug ayaa goor dhoweyd shaacyey Liiska xildhibananada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee ay soo xuleen odayaasha beelaha Galmudug iyo Ahlu suna.
Liiskan oo ay ka dhex muuqdaan xildhibaanadii ay soo xushay Ahlu suna ee ka koobnaa 20-ka xildhibaan ayaa ka kooban 83 xildhibaan ayaa waxaa ka harsan 6 xildhibaan oo beelahooda aysan weli soo xulin Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa lagu wadaa inuu kulankiisii ugu horeeyay yeesho toddobaadkan, kadib dib u dhacyo muddo badan hareeyay.
HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA XILDHIBAANNADA IYO BEELAHA AY KASOO JEEDAAN


