Friday, March 28, 2025

DEGDEG: Koongareeska Mareykanka oo meel mariyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Joe Biden

Labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd ansixiyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden, halka ku xigeen u ansixiyeen Kamala Harris.

Meel marin qalalaase soo dhex galay oo soo socotay in ka badan 15 saacadood ayey labada Aqal ee Koongareeska ansixiyeen Doorashada Joe Biden oo helay 306 Cod ergada codadka, halka Donald Trump oo helay 232 Cod.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa hoggaamiyey ansixinta Koongareeska Mareykanka, wuxuuna ku dhawaaqay natiijada meel Marina, iyadoo ay sidaasi kusoo dhammaatay doodii dheereyd ee ka dhalatay Doorashada Madaxweynaha Mareykanka, taasoo uu si weyn u diiday Madaxweynaha xilka kasii degaya Donald Trump.

Ad

Trump ayaa abaabulay taageerayaashiisa oo qabsaday xalay xarunta Koongareeska, halkaasoo ay muddo ku jireen, waxaana ku dhintay afar qof intii aan laga saarin oo dib loo bilaabin ansixinta Doorashada Madaxweyne Joe Biden oo 20-ka bishan Janaayo 2021 la wareegi doona kilka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON