Thursday, April 24, 2025

Guddoomiye Mursal oo ku dhawaaqaya Go’aan cusub oo ku saabsan Mooshinka Madaxweynaha

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu goor dhow ku dhawaaqayo Go’aan cusub oo ku saabsan Mooshinka xil ka qaadista Madaxweyne  Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Wararka laga helayo xarunta Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegaya inuu socdo Qoraalka war-saxaafadeed dhowaan lagu shaacinayo go’aanka cusub ee Mooshinka Madaxweynaha, kaasoo lagu dhawaaqayo in laga gudbay, isla markaana ay dib u bilaabanayaan shirarkii Golaha.

Arrintan ayaa qeyb ka ah heshiis is-afgarad ah oo dhex maray Guddoomiye Mursal iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre, kaasoo lagu soo afjarayo Mooshinka xil ka qaadisa Madaxweynaha.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON