Thursday, March 27, 2025

DEGDEG: Guddoomiye Jawaari oo si rasmi ah ugu dhawaaqay Is-casilaadiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka

Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka iska casilay xilka guddoominta Baarlamaanka.

Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawari) ayaa khudbad uu hadda ka jeedinayo ku xaqiijiyey inuu xilkaasi uga tanaasulay danta Qaranka iyo inuu ka roonaaday kuwii loolanka kula jiray.

Wuxuu faahfaahin ka bixinayaa waxqabadkii Baarlamaanka, waayaha la soo maray iyo xaalada hortaalla dowladda Soomaaliya, waxaana khudbadiisa oo dheer ay iminka ka socotaa xarunta Baarlamaanka.

Ad

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting

Image may contain: 2 people, shoes and indoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON