Thursday, March 27, 2025

DEGDEG: Golaha Wasiirada Puntland oo ku dhawaaqay Diyaargarow Dagaal oo ka dhan ah Somaliland

Golaha Wasiirada Puntland oo Shir degdeg ah goor dhoweyd ugu soo dhammaaday magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland kadib shirka degdega ahaa ee Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe loogu yeeray  shacabka Puntland inay garab istaagaan ciidamadooda oo lagu soo duulay sida lagu yiri qoraalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Ad

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON