Sunday, May 25, 2025

Golaha Shacabka oo Cod Aqbaliyad ah kalsooni ku siiyey Ra’iisal wasaare Rooble

Codka Kalsoonida ayaa loo qaaday Ra’iisa lwasaare Rooble, waxayna natiijadii noqotay in Aqlabiyad lagu meel mariyo

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd coka kalsoonida siiyey Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaa kulanka xaadiray 215 xildhibaan waxaana, kalsoonida siiyey dhammaan xildhibaannada kulanka joogay, mana jirin wax diiday iyadoo sidaasi loogu dhawaaqay inuu codka kalsoonida helay Ra’iisa lwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Ad

Ra’iisal Wasaaraha cusub ayaa lagu hordhaariyay Barlamaanka Soomaaliya, waxaana dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON