Friday, June 13, 2025

DEGDEG: Fannaanad Caan ka ahayd Soomaaliya oo ku geeriyootay dalka Canada

Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd ku geeriyooday dalka  Canada ee Waqooyiga America fannanadii caanka ahayd ee Khadiijo Cabdullaahi Daleys.

Geerida Daleys waxaa xaqiijiyey xubno ka mida qoyskeeda, waxayna ka mid ahayd hobolladi ugu horeeyay ee fanka Soomaalida, iyadoo ahayd haweeneyda labaad ee fanka ku soo biiray kadib Guduudo-carwo oo iyaduna dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Khadiijo Cabdullaahi Daleys ayaa ku dhalatay magaalada Baydhaba ee xarrunta gobalka Baay sannadku markuu ahaa 1936. Waxa ay ahayd gabadhii ugu horreysay ee koonfurta Soomaaliya ka timid ee heesta.

Ad

Sidoo kale, waxa ay ahayd fannaanad waddaniyad ah oo jecel Soomaaliweyn, waxa ay qaatay heeso caan ah. Allaha u naxariisto, Waxay ka dhimmatay ummadda Soomaaliyeed.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON