Tuesday, September 10, 2024

Madaxweyne Erdogan oo ku guuleystay Doorashadii Madaxweynaha Turkiga

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxweynaha dalka Turkiga, iyadoo natiijada Doorashada oo ku celiska ahayd si rasmi ah loogu dhawaaqay.

Recep Tayyip Erdogan ayaa helay in ka badan 52.16%, halka Kemal Kilicdaroglu oo la tartamayey uu helay 47.84%.

Wareegga labaad ee Doorashada waxaa xilli hore hoggaaminayey madaxweynaha Recep Tayyip Erdoğan oo bilowgii helay in ka badan 53%, markii la tiriyay in ka badan 87% codadka la dhiibtay doorashadii maanta.

Ad

Musharaxa Mucaaradka Kemal Kilicdaroglu ayaa gaari waayay 48%, waxayna Madaxweyne Erdogan iyo taageerayaashi u dabaal degaan guusaaasi.

Madaxweyne Erdogan ayaa khudbadihii guusha ka jeediyay magaalooyinka Istanbuul iyo Ankara, waxaana in laga guuleystay qirtay musharixii mucaaradka Kemal Kilicdaroglu.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON