Thursday, April 24, 2025

DEGDEG: Dad ku dhintay Guri dhisme ka socday oo ku dumay Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaale badan ay ku dhinteen Dhisme ku soo dumay agagaarka isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, iyadoo  Lix kalena waa lagu waayey kadib markii uu kusoo dumay Guri ay ka dhisayeen dhismihii hore loo oran jiray Shineemo Ekwatoore ee KM-4, magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay gaartay ka badan karo 3 qof oo ka tirsanaa shaqaalaha dhismahaasi iyadoo laga cabsi qabo in meyd oo hor leh ku hoos jiraan burburka hoostiisa.

Ad

Daarta duntay ayaa dhismaheedu ahaa bilow, balse hoos loo qoday dhowr mitir, waxayna keentay inuu gebi ahaan dunto, taasoo dhalisay qasaaraha fara badan ee ka dhacay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON