Saturday, January 25, 2025

DEGDEG: Dab qabsaday mid kamida suuqyada waaweyn ee Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid kamida suuqyada waaweyn ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya inuu Dabku  ka kacay Suuqa lagu Magacaabo Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid.

Waxaa hadda socda Dadaal lagu daminayo Dabka oo ah mid xoog leh; waxaana goobta gaaray dab damiska Gobolka Banaadir.

Ad

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dab damiska gobolka Banaadir ay ku guuleysteen daminta dabka ka kacay suuqa weyn ee suuq Bacaad.

Dabka ayaa waxyeeleeyay Dukaamo dhowr ah oo ku yaala Suuqa oo ah kan labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ka dhashay cilad koronto, lamana sheegin khasaare nafeed oo ka dhashay dabkan, balse waxaa ku bas beelay hanti taallay in ka badan lix dukaan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON