Friday, March 28, 2025

DEGDEG: Dab goor dhow ka kacay Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Dab ka kacay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.

Dabkan ayaa la sheegay inuu ka bilowday qeybta Macuunta lagu iibiyo ee suuqa Bakaaraha, wuxuuna qabsaday qeyb ka mida iyadoo hadda ay socdaal dadaallo lagu deminayo dabkaasi si uusan u faafin.

Waxaa dadaalka gurmadka ee daminta dabka ka qeyb qaadanaya dadweyne, gaadiidka dab damiska gaarka loo leeyahay, waxaana dhowaan la filayaa inay ku biiraan Dab-damisyada Gobolka Banaadir.

Ad

Suuqa Bakaaraha ayay caado u noqotay inuu sanad kasta dab weyn ka kaco oo qasaare u geysta hanti fara badan, waxaana hore uu suuqaasi u gubtay marar fara badan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON