Wednesday, February 19, 2025

DEDGEG: Xaalad Degdeg ah oo lagu soo rogay Itoobiya & Ciidamada oo la siiyay awood dheeraad ah

Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa goor dhoweyd looga dhawaaqay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay dalka Itoobiya.

Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa maanta ilaa caawa shir ka yeeshay xaaladda dalka,  kadib markii uu is casilay Ra’iisal wasaarihii Itoobiya Haile Marian Desalegn. Waxaana warbaahida dowladda ee EBC ay shaacisay in dalkaasi la geliyay xaalad degdeg ah.

Lama sheegin xilliga ay socon doonto xaaldan, waxayse wararku sheegayaan inay Golaha wasiirada ka doodeen saddex ama lix bilood inay socon doonto, iyadoo Baarllamaanka Itoobiya uu fasaxa kasoo laabanayo saddex bil gudahood.

Ad

Wararka ayaa sheegaya in xisbiga talada haya ee EPRDF uu go’aansaday in dalka Itoobiya lagu soo rogo xaalad amni, waxaana awood dheeraad ah la siiyey ciidamada dalkaasi oo ay xukumaan taliyeyaasha kasoo jeeda qowmiyada tirada yar ee Tigreega.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON