Sunday, April 27, 2025

Darawal Mooto Bajaaj oo si bareer ah loogu dilay Magaalada Muqdisho & Askarigii falka geystay oo…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda uu bareer ah toogasho ugu dilay darawal Mooto Bajaajle ahaa.

Falkan ayaa ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho, kadib markii uu muran dhex maray wiil dhalinyaro oo darawal ka ahaa Mootada loo yaqaano Bajaajta iyo askariga, taasoo keentay inuu askariga rasaas ku furo, kadibna uu isla goobta ku geeriyooday.

Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo inta badan wadooyinka magaalada Muqdisho la xiray, waxaana Ciidamada Dowladda Federaalka marar badan tacadiyo kula kaceen wadayaasha mootooyinka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON