Sunday, April 27, 2025

Darawal Mooto oo ku dhintay Magaalada Muqdisho

Waxaa shil ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dhintay wiil dhalinyaro ah oo ahaa darawal Mooto dhugdhugley nooca  Fekon.

Shilkan ayaa ka dhacay wadada 21-October ee Degmada Waaberi, agagaarka wadadda tagta Garoonka diayaradaha Muqdisho, iyadoo Wiilka dhalinyaro ah oo waday Mootada nooca Fekon ay la gadoontaym isagoo shilkaasi u geeriyooday.

Dadkii goobta tegay ayaa sheegay in wiilka Mootada waday ay maskaxdu qaraxday, degdegna uu ku geeriyooday. Mootada ayaa ku socotay xowli, isagoo madaxa ku dhufsaday Laamiga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON