Wednesday, May 21, 2025

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay magaalada Muqdisho iyo meydkiisa oo la dhigay …

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj xilli uu saaka aroortii.

Darawalka mootada oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi Xasan, ayaa la sheegay inuu siday haweeney fool ah, iyadoo markaasi uu ku soo baxay askari agagaarka Ajabka Sey Biano, iyadoo rasaas ku furay ay madaxa ka haleeshay, kadibna uu dhintay intii loo waday isbitaalka, waxaana baxsaday askarigii dilkaasi geystay.

Meydka darawalka mooto-bajaajta ayaa la geeyay isbitaalka Medina ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi isugu yimid ehelkiisa oo dowladda ka dalbaday inay sharciga hor keenaan askarigi dilkaasi geystay.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON