Saturday, January 25, 2025

Dalalka Ciidamada ATMIS oo taageeray Codsigii Dowladda Somaliya ee Dib u Dhigista

Dalalka ay ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ka joogaan Soomaaliya ayaa taageeray codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ah in muddo 3 bilood ah dib loo dhigo dhimistii ciidamada AMIS ee bishan dhici lahayd.

Qoraal ay Golaha Amniga ee Qaramada Mdioobay u qoreen Wasiirada Arrimaha Dibadda ee ee Dalalka Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa lagu taageeray codsigii Dowladda Soomaaliya ee arrimo farsamo dartood loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS.

Qoraalka loo diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay inay taageerayaan codsiga dowladda Soomaaliya ee dib u dhigista bixitaanka 3,000 oo ka mida ciidanka ATMIS muddo 90-maalmood ah.

Ad

Shanta Dal ayaa Qoraalkooda ku ammaanay dowladda Fedeeraalka dagaalka ay kula jirto Al-shabaab, iyagoo is barbar taagay codsigeeda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON