Saturday, March 15, 2025

Dagaallo culus oo Alshabab iyo Macawisley ku dhex maraya Maxaas iyo wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu dagaallo culus dhex marayo maleeshiyada Alshabaab iyo dagaalyahannada degaanka ee Macawisleyda oo garab ka helaya ciidmaada dowladda.

Dagaalladii ugu danbeeyay ayaa ka dhacay degaanka Ceeleey oo 28 KM u jira Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, waxaana la sheegay inuu qarxay kadib markii maleeshiyada Alshabaab ay dad iyo xoolo fara badan ka afduubeeyn degaankaasi.

Waxaa Gobolka Hiiraan ka socda abaabul ay wadaan dadka deegaanka si ay uga hortagaan Alshabaab, waxaa sii xoogeysnaya dagaallada ka socda degaannada hoos taga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Ad

Dhinaca kale maleeshiyada ayaa la sheegay inay dagaal ay kula wareegeen degaanka Buurweyn ee Gobalka Hiiraan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON