Saturday, January 25, 2025

Dagaal Beeleed ka socda Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal beeleed ka qarxay magaalada uu weli ka socdo.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya laba jufo oo in muddo ah dagaalkoodu soo noqnoqday, waxaana dadka magaalada ku sugan ay sheegeen in rasaas xoog leh ay is weydaasanayaan maleeshiyada labada beelood oo ku dagaalamaya bartamaha magaalada.

Qasaaraha dagaalka ayaa hadda soo baxaya iyadoo dhaawacyo dhowr qof ah la soo weriyay, waxaana laga cabsi qabaa inuu sii kordho, maadaama uu dagaalku socdo.

Ad

Dagaalka dib u qarxay maanta ayaa ka danbeeyay kadib markii xalay magaalada Caabudwaaq lagu dilay nin dhalinyaro ah.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON