Sunday, May 25, 2025

Dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka socda Gobolka Hiiraan

Dagaal beeleed dad badan lagu dilay ayaa ka dhacay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mida gobollada ay dagaalada qabiil ku xooggan yihiin.

Labada beelood ayaa khilaafkoodu la xiriiraa dhul ay isku heystaan oo ku yaalla Tuulada Banyaaley oo katirsan degmada Maxaas.

Dagaalka labadan beelood ayaa muddo 24 saacadood ah lagu filay 10 qof, iyadoo dhaawucuna ka badan yahay 10 kale.

Ad

Xaaladda degmada Maxaas ayaa kacsan iyadoo dadka degaankaasi ay ka cararreen degaanka la isku hayo. Ma jiro wax waanwaan ah oo labada dhinac laag dhex wado inkastoo baaqyo nabadeed loo jeediyay.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON