Sunday, January 26, 2025

Dad ku dhintay Madaafiic Caawa ku soo dhacday duleedka magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic caawa kusoo dhacday duleedka Muqdisho ay qasaare geysatay.

Laba madfac oo loo maleynayo inay soo tuureen kooxda Alshabaab ayaa kusoo dhacday degaanka Ceelasha biyaha, waxaana la sheegay inay ku dhinteen laba qof oo rayid ah kadib markii ay madaafiicdu ku habsadeen guryahooda.

Dadka ayaa mar qura ka war helay madaafiicdan iyadoo aan lasoo werin wax dagaal ah oo halkaasi ka dhacay, waxaana cabsi weyn soo wajahday dadka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON