Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Qasriga Madaxtooyada Itixaadiya ee magaalada Qaahira, dalka Masar.
Madaxweynaha Masar Cabdifatax Alsisi ayaa kusoo dhoweeyay Qasriga Itixaadiya, iyadoo ciidamada dalkaasi ay salaan sharaf siiyeen, waxaana soo dhoweynta kadib wadahadal toos ah u bilowday Madaxda labada dal Masar iyo Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO
Warar Xul ah