Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Guddoomiyaha Guddiga Dib eegista Dastuurka Labada Gole Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shirkii Dastuurka ee maanta isku dhaafsay kaftan siyaasadeed.
Wasiir Xoosh oo kaftankan ku soo daray markii Guddiga Dastuurka ay baajiyeen shirka maanta la furay oo la qaban lahaa Bishii Oktoobar, wuxuuna tilmaamay Cabdi Qeybdiid, waxaana arrintaas ka jawaabay Senator Qeybdiid oo sheegay in Dastuur Soomaaliyeed aanu dalka yeelan doonin inta dalal shishee laag sugayo taageero dhaqaale.
HOOS KA DAAWO
https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/1796020197123330/