Sunday, May 25, 2025

DAAWO VIDEO: Daacish oo baahisay muuqaalka labadii nin ee gowracay Baaderiga Faransiiska

Kooxda Daacish ayaa shaacisay Video muujinaya labadii nin ee weerarka ku qaaday Kaniisad ku taala waqooyiga Dalka Faransiiska,

halkaasoo ay ku gowraceen Baadari 84 sano jir ah iyagoo cahdi la gelaya oo sheegaya inay ka mid yihiin kooxda Khilaafada ee ISIS.

Daacish ayaa hore u sheegatay inay ka dambeysay dilkii baaderiga Faransiiska, waxaana labada nin oo Booliska Faransiiska ay aqoonsadeen midkoodna isku dayay inuu u dhoofo Suuriya, waxay Video-ga ku caddeynayaan inay Bayca la galeen Hogaamiyaha ISIS Abubakar Albaqdaadi.

Ad

Laba nib midkood waxaa lagu magacaabaa Adel Kermiche,  waana 19 jir, halka kan kale lagu sheegay Abdel Malik,  oo isna 19 sano jir ah.

Video-ga waxaa baahisay wakaalada wararka ee raacsan Daacish laguna magacaabo ACMAAQ, maalin uun kadib weerarkii ka dhacay gobolka Normandy dalka Faransiiska, halkaasoo kaniisad ku taala ay ku gowraceen Baaderiga Jacques Hamel.

DAAWO VIDEO

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON