Thursday, April 24, 2025

DAAWO VIDEO: Barack Obama oo farriin degdeg soo diray

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa fariin degdeg laga helay iyadoo doorashada Mareykanka ay qarka u saaran tahay inuu ku guuleysto Donald Trump.

Fariinta Obama ayaa ahayd in wax kastoo dhaca subaxnimada Arbacada ay qoraxdu u soo bixi doonto Mareykanka, isla markaana dadka Mareykanka ay ka fekeraan midnimada guud ee aanay labada xisbi isu qeybin.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON