Shirkii Arrimaha Soomaaliya ee ‘Somalia Partnership Forum’ ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium.
Shirka oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa looga hadli doonaa xaaladda dalka ee dhinacyada horumarka, dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda, waxaana ka qeyb galaya dhinacyada kala duwan ee Soomaalida iyo beesha caalamka.
DAAWO SAWIRRADA