Friday, May 23, 2025

DAAWO SAWIRRO: Gaari ay leedahay AMISOM oo ku gubanaya Magaalada Muqdisho

Gaariga ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay, waxaan degdeg uga degay ciidamadii saarnaa, iyadoo la xiray wadooyinka gala km4 oo ah isgoys aad u mashquul badan.

Gaariga dabka qabsaday ayaa gubanaya waxaana dadka loo diiday inay  udhowaadaan, iyadoo laga cabsi qabo inay qarxaan qalab iyo hub saarnaa gaariga, waxaana goobta gaaray gaadiidka dab damiska.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON