Saturday, March 15, 2025

DAAWO SAWIRRO: Dhaqaatiirta iyo Shaqaalihii Isbitaalka Deva oo laga masaafuriyay Muqdisho

Dhaqaatiirta iyo shaqaalihii Turkiga ee ka shaqeynayay oo dowladda Soomaaliya ay toddobaadkii hore u qabatay

inay muddo7 maalmood ah uga baxaan dalka ayaa saaka ka dhoofaya Muqdisho.

Akhri:  Xukuumadda Somaliya oo 7 maalmood u qabtay inay dalka uga baxaan Hay’adaha Turkiga ee NILE & DEVA

Ad

Isbitaalka DEVA ayaa saaka lagu arkayay dhaqaatiirta iyo shaqaalaha oo alaabadooda ka urursanaya  iyagoo ku sii jeeda dalkooda, waxayna wararku sheegayaan inay haawanayo isbitaalkii casriga ahaa oo adeegyo badan oo caafimaad siin jiray dadka Soomaalida.

Go’aankan oo dowladda Soomaaliya ay si weyn ugu dhaliileen xildhibaanada Soomaaliyeed ayaa yimid kadib markii dowlada Turkiga ay ka dalbatay dowladda Soomaaliya in Hay’adda Nile laga eryo dalka iyadoo lala  xiriiriyay wadaadka Fatxulah Gulem oo dowladda Turkiga ku kacsan laguna eedeeyay afgembigii dhowaan ka dhacay dalkaasi.

Arrinta Hay’adda NILE ayaa ka horeysay afgembigii Turkiga, waxaana horeba u jirtay dacwad dowladda Turkiga ka soo gudbisay hay’addan.

- Advertisement -

DAAWO SAWIRRO

Deva1

Deva2

Deva3

- Advertisement -

Deva4

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON