Sunday, May 25, 2025

DAAWO: Sawirro cusub oo laga helay ninkii 84-ka ruux ku dilay dalka Faransiiska

Ninka asalkiisu kasoo jeedo dalka Tunisia ee dalka Faransiiska ku laayay dadka fara badan Mohamed Bouhlel ayaa la helay sawiro

uu galay intii aanu falkaasi ku kicin, kuwaasoo uu isagu iska qaaday, iyadoo la sheegay inuu ahaa nin aad u jecel sawirada uu naftiisa ka qaado (selfie).

Ninkan ayaa gaari xamuul ah oo uu watay jiirsiiyay kuna dilay 84 qof magaalada Nice ee dalka Faransiiska xilli ku jireen damaashaad loo sameynayay maalinta qaranimada Faransiiska.

Ad

Sawirada hoos ka muuqda wuxuu qaarkood iska qaaday Mohamed Bouhlel saacado ka hor intii aanu falka geysan ee gaarigiisa la dhex jibaaxin fagaarah Promenade des Anglais ee magaalada Nice, wuxuuna u muuqda nin xaaladiisu degan tahay oo ku dhex jira farxad.

Gaariga uu dadka ku laayay ayaa la sheegay inuu soo kireystay isla markaana laga doonayay inuu celiyo maalin ka hore xiliga falku dhacay.

DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

Boulel1

Mohamed Lahouaiej Bouhlel CROP OUT THE UNIDENTIFIED MAN ON THE LEFT Supplied by Dan Sanderson
Mohamed Lahouaiej Bouhlel CROP OUT THE UNIDENTIFIED MAN ON THE LEFT
Supplied by Dan Sanderson

Boulel3

Boulel

Boulel4

- Advertisement -

Xulashada Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON