Saturday, April 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Booliska AMISOM oo la dhigay Wadooyinka Muqdisho

Ciidamada Booliska ee AMISOM ayaa isu diyaariyay inay Booliska Soomaaliya ay ka caawiyan xaqiijinta amniga Magaalada Muqdisho inta lagu jiro bisha Ramadaan oo falal amni darro ah ay ka dhacaan caasimadda.

Booliska AMISOM oo ka socda dhowr dal oo Afrikaan  sida Uganda iyo Nayjeeriya ah ayaa loo qeybiyay gaadiidka gaashaaman ee Militariga AMISOM leeyiihiin, waxayna s joogto ah roondo ku mari doonaan wadooyinka muhiimka ee Magaalada Muqdisho, iyadoo la geyn doono isgoysyada iyo wadooyinka waaweyn.

Kaaliyaha Taliyaha Booliska AMISOM Francis Aryee ayaa Booliska ku booriyay inay u howl galaan sugidda ammaanka Muqdisho iyo taageerada ciidamada Booliska Soomaalida.

Ad

Booliska AMISOM ayaa inta badan lagu arkaa wadooyinka Muqdisho, laakiin ma jiraan wax howlgallo waaweyn ah oo ay ka qeyb qaataan, sidoo kale waxaysan ka qeyb gelin howlgallada laga fuliyo goobaha ay Alshabaab weeraraan.

Booliska AMISOM ayaa loo arkaa inaysan muhiimad weyn u ahayd xaaladda ammaan ee Muqdisho, marka laga reebo tababarro ay siiyana ciidmada Booliska Soomaliyeed.

DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

AMISOM-Police

AMISOM-Police1

AMISOM-Police2

AMISOM-Police4

- Advertisement -

AMISOM-Police 3

Sawirrada: AMISOM

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON