Diyaarad ay lahayd shirkad la shaqeysa AMISOM ayaa maanta ku dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Diyaaradda ayaa awoodi weysay inay ku degto Garoonka kadib cillad soo wajahday waxaana ay ku dhacday Garoonka, iyadoo laga badbaadiyay afar qof oo la socday.
SAWIRRO
Ad
Warar Xul ah