Dowladda Soomaaliya ayaa bilwoday rakibaadda Qalabka cusub ee hagidda diyaaradaha oo xarun cusub looga dhisay Muqdisho.
Qalabkan oo si aan kutalagal ahayn ku yimid Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayay la wareegtay dowladda Soomaaliya, waxaana socota diyaarinta iyo rakibaaddiisa.
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Qalabkan suuragelin doono in maamulka  hawada dalka ay dib ula wareegto Soomaaliya. Hay’adda duuliska Qaramada Midoobey ee ICAO, ayaa maamusha hawada Soomaaliya ilaa sanadkii 1995.
Ad
DAAWO SAWIRRO
Warar Xul ah