Friday, May 23, 2025

DAAWO: Muxaadaro muhiim ah oo ku saabsan Axkaamta & Asluubta Ciidul Fitriga

Iyadoo ay nagu soo fool leedahay maalinta Ciidul fitriga ayaan waxaan halkan idinku soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan axkaamta iyo aadaabta maalinta ciidul fitriga.

Waxaa soo jeediya Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo faahfaahinaya waxa laga rabo qofka muslimka ah inuu sameeyo maalinta Ciidul fitriga iyo tilmaamaha la doonayo in la raaco maalintaasi ku weyn dadka musliminta ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON