Saturday, April 19, 2025

DAAWO LA-YAABKA DUNIDA: Wiil Pakistani 14 jir ah oo wejigiisa u wareejin kara dhabarkiisa

Wiil Pakistani ah ayaa la soo baxay awood dheeraad ah oo ka yaabisay dadka, isagoo awood u leh inuu wejigiisa wareejiyo 180 degree.

Wiilkan 14 sano jir ah laguna magacaabo Maxamed Samiir, wuxuu ku nool yahay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, wuxuuna adeegsadaa labadiisa gacmood sii madaxiisa u wareejiyo uu dhabarkiisa u geeyo wejigiisa, isagoo awooda gadaashiisa eego.

Wuxuu sheegay in awoodda uu arkay isagoo yar oo 7 sano jir ah uu daawaday filim cabsi ah oo Hollywood ay soo saartay isagoo madaxiisa wareejinaya si uu gadaashiisa u eego, arrintaas oo uu la yaabay, markaasina uu bilaabay inuu isku dayo sameyntooda, kadibna uu awooday inuu sameeyo.

Ad

Wuxuu dadka lacag uga qaataa inuu sameeyo dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn iyo qoob ka ciyaar heer sare ah, wuxuuna doonayaa inuu ku biiro Hollywoodka si uu uga qeybgalo jilitaanka aflaamta.

Maxamed Samiir waxaa la dhashay afar gabdhood oo uu doonayo inuu waxbarashadooda kafaalo qaado kadib markii aabahood uu ku dhacay cudurka dhiig-karka oo uu shaqeyn waayay.

- Advertisement -

Sameer (pictured), 14, from Karachi, Pakistan,  can perform various unusual acrobatics moves

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON