Friday, March 28, 2025

DAAWO: Dhoolatuskii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre & Dhalinyaradii laga soo celiyay Liibiya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay bandhig cajiin ah iyo ka sameeyay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah la qaatay dhallinyaro Soomaaliyedd oo maxaabiis ku ahaa dalka Liibiya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa khudbad cajiib ah u jeediyey dhalinyaraddasi, isagoo cadeeyay in uu aad uga xun yahay dhibka ku dhacay dhalinyaradda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan, isaguna uu soo maray tahriibka.

“Haddii aad tahay Soomaali oo aad la baxday Magafe, Waa inaad ogaataa in dawladda Soomaaliyeed ay tahay Madaasho oo ay kaaga daba imanayso meel kasta, caddaaladana ku horgayn doonto. Waxa la rabaa hay’adaha amniga Qaranka inay ka shaqeeyaan sidii loo soo qab-qaban lahaa dadka dhibaateeyey dhillinyaradeena.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON