Thursday, March 20, 2025

DAAWO: Dhalinyaradii laga soo celiyey Liibiya ee ka degay Magaalada Hargeysa oo si Qiiro leh u hadlay

Dhalinyarada Tahriibayaasha ee laga keenay dalka Liibiya qeybta kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.

Dhalinyarada ayaa garoonka kula kulmay eheladooda, waxayna si qiiro leh uga hadleen xaaladii ay kala kulmeen dalka Liibiya iyo dhibaatooyinka ay ka mareen, waxayna u mahad celiyeen intii ka qeyb qaadatay soo dhoweyntooda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON