Gabar Soomaaliyeed oo isu bedeshay nin ayaa loo dalbanayaa in la caawiyo, waxaana xaaladeeda caafimaad  loo soo bandhigay dadka Soomaaliyeed inay caawiyaan.
Gabadhan (Ayaan) waa 26 sano jir, nooshahay xerada qaxootiga Dhagaxleey ee Kenya. Gabadhaan ayaa markii hore noqotay Labeeb (Qof isku ah rag iyo haween)  waxaana 26 sano kadib lagu arkay Gar iyo xubnaha  xubnaha taranka ee Ragga.
Goobjooge.com
Warar Xul ah