Tuesday, December 3, 2024

DAAWO: Axmed Madoobe oo eedeyn kulul u jeediyey dowladda Somalia iyo AMISOM [Daacad kama aha dagaalka…]

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ku eedeeyay inaysan daacad ka ahayn dagaalka ka dhanka Alshabaab, isagoo khudbad ka jeediyey shirka Brussels, kadib markii lagu soo celiyay shirka.

Axmed Madoobe ayaa khudbadiisa oo Soomaali ku baxeysay xoogga ku saaray arrimaha amniga iyo dagaalka Alshabaab, wuxuuna sheegay in dhibaatooyinka amni ee dalka ka jira aan waxba laga qaban karin haddii aan dagaal buuxa lala gelin Alshabaab, taasoo aan daacad laga ahayn.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON